shahiididQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg shahiid².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
shahiidQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Sh. ah: qof dadaal badan oo aad isu tiilaya. 2. (-dyo/-diin, m.dh) Qof fidinta diinta u dhintay.1. Wax si aad ah ugu dadaalid. 2. Jahaad ku dhimasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00