shakamad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-do, m.l)

Macnaha:

  1. Suun dun bulush ah leh oo fardaha madaxa loogu xiro qurux awgeed.