shakiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Dareen qofka ku dhaliya inuu wax xaqiiqdiisa sugiwaayo.Wax xaqiiqdooda sugi waayid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0