shakisnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg shakisan. ld shakis-naansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

shakisan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-snaa, -snayd)

Macnaha:

  1. Wax shaki ku jiro ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur