shalamad-dhigashoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Cid meel deggan oo inta qof u yimaada iskala jooga. ld shalamad-dhigid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
shalamad-dhigidQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld shalamad-dhiga-sho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0