shalfo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Nabar ku samaysma tagoogta geela afkeeda kore marka shafku xoqo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur