shamuumsanaanQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg shamuumsan. ld shamuumsanaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
shamuumsanQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-naa, -nayd)Macnaha:Nafley meel ku xoonsan ahaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
shamuumsanaanshoQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:ld shamuum-sanaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0