Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha:
eeg shanaq.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1
Isrogrogga: (-nqay, -naqday; -nqi)
Macnaha:
Cid deldelid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur