shaqaysiin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg shaqaysii.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

shaqaysii

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-iiyay, -iisay)

Macnaha:

  1. 1. Ka sh.: qof in uu shaqo qabto ku kallifid. 2. Ka sh.: matoor iwm oo aan shaqaynayn hagaajin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur