shaqiiqato
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha:
- 1. Xanuun madaxa dhinac ka qabta; goonjab. 2. Iin ku dhacda geela oo isu dhowaysa addimadiisa dambe oo kilkiluhu is xoqaan oo nabar yeeshaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

