shaqojoojin

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Diidmo ay shaqaaluhu ku diidayaan in ay wadaan shaqada, ayaga o codsanayaan lacag dheeraad, ama xaalad ka wanaagsan tii hore.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur