sharaamiid

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. eeg sharmuuto.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

sharmuuto

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ooyin/sharaamiid, m.l)

Macnaha:

  1. Naag jirkeeda ka ganacsata; dhillo; qaxbo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur