sharabaadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Hu'ka samaysan nayloon, cudbi, suuf iwm oo cagaha la gashado, kabahana layska xijiyo; kaalso. ld sharabaaddo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
sharabaaddoQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld sharabaad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00