shareeridQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg shareer³.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
shareerQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-rro, m.dh)Macnaha:1. Wax, wax kale lagu qariyo. 2. Sh. ah: meel hawd ah oo dhir badan oo aan la dhex mari karin. 3. Wax dheer sida buuraha, geedaha, dhis-mooyinka iwm meesha ugu sarraysa.Buur dhaladeeda.Wax qarin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0