sharribaad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Isku dayidda la isku dayo wax samayntooda. 2. Tijaabinta wax la tijaabiyo. ld sharribid.

sharribid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg sharrib². ld sharribaad, shirrabaad, shirrabid.