Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg sharriban². ld sharribnaansho, shirrabnaan, shirrab-naansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1
Isrogrogga: (-bmay, -bantay; bmi)
Macnaha:
Wax la sharribay noqosho. ld shirraban¹.
Wax la sharribay ahaansho. ld shirraban².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur