shataaridQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg shataar². ld shitaarid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
shataarQaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine PredicateIsrogrogga: (-rro, m.dh)Macnaha:Sh. ah: qof arrimihiisa ganacsi fulin og oo xeelad iyo baraarugsanaan daran wax ku meel marsada. ld shitaar¹.Arrin si shataaradi ku jirto u fulin. ld shitaar².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
shitaaridQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld shataarid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00