shawaalQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:Bilaha dayaxa oo muslinku tirsado tooda tobnaad oo u dhexeysa soonqaad iyo sidataal; soonfur.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
soonfurQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Bilaha dayaxa oo soomaalidu tirsato tooda tobnaad ee u dhexeysa soonqaad iyo sidataal.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00