shawlidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg shawl². ld kawl¹, kawlid, shawl¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
shawlQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Cabbitaan la siiyo qof aad u jirran oo sakaraad ah. 2. Ceel meel dhagax ah ku yaal oo af dhuuban. 3. ld shawlid. ld kawl¹.Qof aad u jirran wax ku qulaamin. ld kawl².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
kawlQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld shawl¹; shawlid.Hilib dufan ku shiilid. ld shawl².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
kawlidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg kawl². ld shawlid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00