shawrid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg shawr². ld showrid.

shawr

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Geed biyaha dhanaan ka dhex baxa oo leh caleemo aad u balballaaran aadna u cagaaran iyo laamo dhaadheer oo wax lagu dhisto. ld shawro.
  2. Kulan qarsoodi ah oo arrimo gaar ah looga wada hadlaayo. ld showr¹.
  3. Kulan qarsoodi ah arrimo gaar ah uga wada hadlid. ld showr².

showrid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg shawrid.