shaxeexid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg shaxeex².

shaxeex

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Erey ama fal qof wax uu sugaayey looga hor istaago. 2. Warbixin been ah.
  2. 1. Cid ereyo ama falal wax loogu diidayo ujeedin.2. Warbixin been ah sheegid.