shedid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg shed².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

shed

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Labanlaabidda shibbane carabi ah la labanlaabo.
  2. Shibbane carabi ah labanlaabid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur