sheekaxariiro

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Macnaha:

  1. Sheeko murti leh, la mala-awaalo oo soo gudbisa dhaqanka dadka; maantooley. ld sheeka-xariir.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur