sheemo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld shiimo.

shiimo

Qaabnax: Magac Dheddig Khabar | Noun Faminine Predicate

Macnaha:

  1. 1. Sh. ah: meel kayn ah. 2. Sh. ah: meel dadka ama xooluhu ku badanyihiin oo buuq badan. ld sheemo.