Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg shiidan¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1
Isrogrogga: (-dmay, -dantay; -dmi)
Macnaha:
Badar iwm wax la shiiday noqosho.
Wax la shiiday ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur