shiilayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg shiilee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

shiilee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-leeyay, -laysay)

Macnaha:

  1. Dhagax aad u kulul hoore ku kululayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur