shiish-bibanji

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld banji-bishiish.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

banji-bishiish

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-shyo, m.dh)

Macnaha:

  1. Dhagax dubnadeed oo wejiga lagu ciyaaro dhinac shan dhibcood ku leh, dhinaca kalena lix. ld biish-bishiish, shiish-bibanji, shiish-bibiish.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur