shinsasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg shinso. ld shinsad, shinsi.

shinso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. 1. Qof qaraaba-nimo ama saaxiibnimo awgeed wax uga filasho. 2. Wax manaafacaadkiisa isku hal-layn.

shinsad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld shinsasho.

shinsi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld shinsasho.