shintirin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg shintiri. ld shintiris.

shintiri

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Maalmo, sanado, gu'yaal iwm tirin.

shintiris

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld shintirin.