shiraakoobid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg shiraakow. ld shuraakoobid.

shiraakow

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-oobay, -owday; -oobi)

Macnaha:

  1. Shiraako noqosho. ld shuraakow.

shuraakoobid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld shiraakoobid.