shirayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg shiree. ld shirays, shiro.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

shiree

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-reeyay, -raysay)

Macnaha:

  1. Neef shiro ahaan u qalid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

shirays

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld shirayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

shiro

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Qalashada neef xoolo ah la qasho waqti abaar ah. 2. Sh. ah: neef loogu talaggalay in la qasho. 3. ld shirayn.
  2. Meel daloosha awdasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur