shirbidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg shirib².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
shiribQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Cayaar raggu dheelo iyadoo warmo iyo gaashaamo la qurxiyey la sito oo taagnaan iyo socodba lagu tumo.Shirib cayaarid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0