shirfidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg shirif². ld shurfid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
shirifQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Ur aan la jeclaysan oo nafleyda ka soo ura. ld shuruf¹.Nafley ur xun yeelasho. ld shuruf².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
shurfidQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld shirfid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00