shirin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg shiri. ld shiris.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

shiri

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Dad badan si ay arrin uga doodaan meel isugu keenid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

shiris

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld shirin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur