shirqoolidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg shirqool².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
shirqoolQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-llo, m.dh)Macnaha:Tashi qarsoodi ah oo loola jeedo in cid lagu dilo ama lagu waxyeelleeyo.Cid shirqool u samayn.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00