shirraban

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-bmay, -bantay; -bmi)

Macnaha:

  1. ld sharriban¹.
  2. ld shar-riban².

sharriban

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-bmay, -bantay; bmi)

Macnaha:

  1. Wax la sharribay noqosho. ld shirraban¹.
  2. Wax la sharribay ahaansho. ld shirraban².