shoog

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (daaw.) Xaalad cudureed la socota marka cadaadiska dhiigwareegga uu aad hoos ugu dhaco oo uu dhiiggu gaari waayo soohyada.