shoolo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Meel loogu dhakado neefka (ugaar) la rabo in la khatalo; shoomo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur