shubaako

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld shabaako.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

shabaako

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Macnaha:

  1. Dalool albaabka ka yar oo lagu sameeyo dhismooyinka, maraakiibta, dayuuradaha, baabuurta iwm, la xiri karo lana furi karo oo loogu talaggalay in ay hawada iyo ilaysku ka soo galaan. ld shubaako.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur