shucaac

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Iftiinka qorraxda. 2. Tamarta ka dhalata mataataxa ku dhaca walxaha qaarkood, sida yuraaniyanka iwm.
  2. Shucaac muujin.