shucub
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-bbo, m.dh)
Macnaha:
- 1. Dun, mayrax iwm oo wax lagu qurxiyo. 2. Cutub ubax ama miro ah oo isku meel ka soo baxay, sida miraha canabka. 3. Toorrey daabkeeda inta sare ee maartu ku jirto.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

