shugrinaq

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-qay, -qday)

Macnaha:

  1. U sh.: cid u mahad celin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur