shukaami

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. 1. Haweenay xodxodasho. 2. Qof qalqaalin. 3. Doon, markab iwm wadid.