shukaansasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg shukaanso. ld shukaansasd, shukaansi.

shukaanso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. 1. Hawee-ney xodxodasho. 2. Cid qalqaalsasho.

shukaansi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld shukaansasho.