shukaysnaanQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg shukaysan. ld shu-kaysnaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
shukaysanQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-snaa, -snayd)Macnaha:Naag wax shuko gashan ahaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0