shukulanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Nooc maansada ka mid ah oo markii la qaadayo lacayaaro.ld sukulan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
sukulanQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-lnaa, -lnayd)Macnaha:Wax sukul lagu sameeyay ahaansho (badar). ld shukulan².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0