shulshulnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg shulshulan². ld shulshulnaansho.

shulshulan

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-lmay, -lantay; lmi)

Macnaha:

  1. Wax shulshul yeeshay noqosho.
  2. Maro wax shulshul loo yeelay ahaansho.

shulshulnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld shulshulnaan.