shummaynQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg shummee. ld shum-min, shummis.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
shummeeQaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2Isrogrogga: (-meeyay, -maysay)Macnaha:Cid dhunkasho. ld shummi.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
shummisQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld shummayn.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0