shunuuf

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-fo, m.l)

Macnaha:

  1. Suuqadda dumarku quruxda u qaato waxyaalaha laga lulo oo lagu qurxiyo.