shuqayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg shuqee.

shuqee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-qeeyay, -qaysay)

Macnaha:

  1. 1. Ul afkeed iwm wax ku mudmudid. 2. Badar si ishu uga baxdo aayar kal ku tumid.